Ciidamadii shalay gadoodka ka sameeyey Muqdisho oo dhamaantood xabsi lagu guray

Waxaa xabsiga loo taxaabay ciidamo ka tirsanaa Hay’adda Nabad sugida Soomaaliya oo shalay xirtay  wadada u dhaxeysa Daljirka Dahsoon illaa Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Ciidamadan oo tiradoodu gaareysay illaa 50 askari ayaa ka cabanayey mushahar la’aan heysatay saddexdii bilood ee la soo dhaafay sida ay warbaahinta u sheegeen. Saraakiil ka tirsan Nabad sugida oo … Continue reading Ciidamadii shalay gadoodka ka sameeyey Muqdisho oo dhamaantood xabsi lagu guray